VIDEO: Halkee marayaa dhismaha Dekedda Garacad ?

Dekadda Garacad ayaa la filayaa in Maraakiibti ku soo xirtaan, 3 bilood gudahood, sida ay sheegeen guddiga dhismaha dekadda ee Wadaagsan.