VIDEO: Maxkamadda CQS oo xukun ku riday ragii dilay Taliyihii Ciidanka Gorgor

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ayaa Xukun Kuriday Eedeysanayaal Lagusoo Eedeeyay Dilkii Taliyihii Hore Ee Ciidanka Gorgor Maxamed Saleebaan Abiikar.