Mudug: Illaa 30 Neef oo ku le’day biriq ku dhacday

Ku dhowaad 30 neef oo Geel ah ayaa ku le’day deegaanka Qorile ee Degmada Xarfo ee gobalka Mudug kadib markii ay ku ku dhacday Biriq daba socotay roob xoogan oo halkaa ka da’ay.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1154542768218355&id=679605069045463