Video:-60-kii iyo Horumarkii Dimuqraadiyada Somaliya

Waa xusuus dimoqoraadiyadii uu dalkeena soo maray ka hor intii aysan askartu talada dalka xoog kula wareegin. Allaha u naxariistee Madaxweyne C/rashiid Cali Sharmarke wuxuu sharaxaad waafi ah ka bixinayaa sida ay awoodaha dawlada u kala soocan yihiin iskuna dheelitirayaan.

C.C.Warsame,ayaan kasoo xiganay muuqaalkan iyo qoraalkaba.

Halkan ka daawo muuqaalka