WAR DEG DEG AH: Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax xooggani goor-dhaweyd ka dhacay afaafka hore ee xarunta Maamulka Gobalka ee Waqooyiga Gaalkacyo.

Qaraxan oo ah mid si weyn jugtiisa looga maqlay guud ahaan magaalada ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan, mana jirto war cad oo ku aadan Qaraxan.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.