VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo eedeyn kulul u jeediyay DFS & Beesha Caalamka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, Qorsheeyaasha dhinaca Amniga ee socda, wuxuuna ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo maanta arxan laawayaasha ah cadowga ummada Soomaaliyeed ay ku dileen Gaalkacayo.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=915741068839414&id=580791179001073