Danjire Madeira oo laaluush qaadasho lagu eedeeyay

Xisbiyadda Muqdisho,ayaa sidoo eedeeyn u jeediyay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya ahna Madaxa Ciidanka AMISOM Francisco Madeira.

Xisbiyada,ayaaiya dalbaday in is-bedel lagu sameeyo lana keeno ruux dhexdhexaad ka noqonaya Siyaasadda Soomaaliya, maadama Danjiruhu isagu ku fashilmay.

Arimaha ugu waa weyn ee lagu eedaynayo Danjire Madeira,ayaa ah in uu gacan saar hoose la yeeshay madaxda Dowlada Fadaraalka ah.

Waxaa jirta xan hoose oo soo xoogoobaysa,taasoo sheegaysa in laaluush joogta ah uu ka qaato Villa Somaliya wakiilka Midowga Africa.

Eedayntan,ayaa waji gabax ku ah Midowga Africa iyo Wakiilkooda Somaliya Danjire Madeira.Jibril Qoobey.