VIDEO: Maxkamadda sare ee Puntland oo u fariisatay Kiis Kufsi ah

Maxkamada sare ee Puntland ayaa u fariistay gal dacwadeedka Najma Cabdiqaadir oo kufsi dhimasho sababay loogu gaystay degmada Burtinle