Jubbaland oo digniin adag u diray DF Soomaaliya (War-saxaafadeed)

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.
Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystiran.