Mudo kadib Deni oo fagaarayaasha lagu arkay

In mudo ah oo uu karantiil ahaa Madaxweyne Deni caawa waxuu ka qaybgalayaa kulan looga doodayo doorashada Somaliya 2021oo ka dhacaya xarunta PDRC Garowe.

Kulanka waxaa kaloo ka qaybgalaya Madaxweynayaashii hore Gaas iyo Faroole.

Waxaa kulanka ka maqan oo aan fagaaraha ka muuqan M-xigeenka Karaash.

Balse waxaa iyaguna ku sugan madasha haldoor reer Puntland ah oo ay Caasho Geele ka mid tahay.

Jibril Qoobey.