Axmed Karaash oo ka hor-yimid isku shaandheyntii Madaxweyne Deni (Akhriso)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo goor-dhaweyd soo saaray Waraaq ayaa ka hor-yimid isku shaandheyntii uu sameeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, isagoona sheegay in uusan kala tashan isku shaandheynta uu ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirada.