Video:-Madaxweyne Deni oo si adag udhaleeceeyay Dowlada Fadaraalka

“Dowladnimada Dalka iyo nidaamka Fadaraalka waa la burburinayaa,waxaana burburinaysa Dowlada Fadaraalka ah”Sidaa waxaa yiri Deni.

“Dowlada Fadaraalku waxay gacan dhaaf ku samaynaysa maamulada,taasoo baal marsan qorshihii Dowlad dhiska Somaliya”ayuu markale yiri Deni.

Beesha caalamka eedayn kulul buu usoo jeediyay oo uu ku sheegay in ay hagradeen Puntland,isla markaana aysan waxba ka qaban dhaqaalihii ay bixiyeen oo hortooda si khaldan loogu isticmaalayo.

Sidoo kale Madaxweyne Deni waxuu garow siiyo siiyay beesha caalamka,isagoo uga garaabay dhibka ay kala kulmayaan Dowlada Fadaraalka oo gaarsiisan markay fikrad keenaan in Hoobiye lagu tuuro xaruntoods Xalane.

Waraysi su’aalo kulul lagu waydiiyay oo ay ka mid ahaayeen dilalkii Gudoomiyayaasha Gobolada si weyna caro uga muuqatay,ayuu siiyay BBC Deni.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158308400071878&id=742346877