Jubbaland oo eedeyn kulul u jeedisay Amb. Francisco Madeira (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Warsaxaafadeed kasoo saartay hadalkii gafka ahaa ee kasoo yeeray Ambasadoor Francisco Madeira, Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya.