VIDEO: Madaxweyne Deni oo ku eedeeyay DFS inay colaad ka hurineyso Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo wareysi siiyay BBC News Somali, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug leedahay falal sababi kara dagaal ka dhaca jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland.