LIVE: Tacsida Qaran ee Guddoomiyihii Gobalka Mudug oo ka socota Gaalkacyo

Tacsi Qaran oo loo sameeyay gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug, Axmed Muuse Nuur-yare ayaa ka socota magaalada Gaalkacyo, Eebbe ha u naxariisto.