Khilaaf xoog badan oo ka dhex taagan Khayre iyo Fahad

Khayre waxuu taagan yahay waa in Fahad Yaasiin ka baxaa meesha,sida xogo muhiim ah ay xaqiijinayaan.

Ilaa iyo hada Farmaajo,ayaa war wareejinaya oo ku maaweelinaya Khayre aniga iga warsug oo khilaafkeenu yuusan banaanka usoo bixin.

Khayre waxuu og yahay hagardaamooyinka Fahad oo waxuu ka dareen qabaa xiliga kala guurka iyo waxa ka suurooba.

Dhanka kale Farmaajo waxuu uyeeray Siyaasiyiin udhashay beelaha Mudulood oo uu hor dhigay qorshe RW uu ku siinayo,taa badalkeedana kaga codsaday in ay ku garab siiyaan hamigiisa ku darsiga 2-sano.

Khayre dhaqdhaqaaqaas waa la socdaa waxuuna ku mashquulsan yahay ka hor tigistiisa.

Xaliimo Yarey warar hoose waxay ku sheegtay in rabitaanka Farmaajo uusan socon doonin