Video:-Nin Madow oo ku dhintay gacanta Booliska Minisota

Duqa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka Jacob Frey ayaa shaqada ka eryey afar sarkaal oo ka tirsan booliiska magaaladiisa. Afarta sarkaal ayaa loo haystaa dhimashada nin kasoo jeeda bulshada madow ee Maraykanka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka