Video:-Askarigii dilay Ninka Madow oo xabsiga loo taxaabay

Derek Chauvin wuxuu ka mid yahay afarta askari ee shaqada looga eryay sabab la xiriirta dhimashadii Mr Floyd, oo Isniintii geeriyooday isagoo ku jira gacanta booliska.

Mr Chauvin ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah,waxaana loo taxaabay Xabsiga.

Dadka mudaaharaadayay ee careysnaa,ayaa dalbanayay in si deg deg ah loo soo xiro askariga booliska ee dilka geystay iyo askartii la socotayba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka