Video:-Faysal masii ahaan doono Gudoomiyaha UCID

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo shalay si weyn uu udhaliilay Faysal Cali waraabe,ayaa maanta shir jaraa’id oo uu kaga jawaabayo hadalkaas ku qabtay Hargaysa.

”Faysal masii ahaan doono Gudoomiyaha Xisbiga UCID”Ayuu yiri Baashe.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka