Video:-Gaas oo Gudoomiyaha gudiga doorashada Fadaraalka si weyn udhaliilay

“Xaliimo yareey hadii la yiraahdo todobaadka danbe doorasho maku qaban kartaa Sacuudi Carabiya waxay leedahay HAA” Sidaa waxaa yiri Madaxweyne Gaas.

Hadalkan,ayaa noqday mid baraha Bulshada aad looga hadal hayo dadkuna xiisaynayaan.

Xaliimo yarey Gudoomiyaha Gudiga doorashada Fadaraalka,ayaa lagu tilmaamaa qof aan daacad ahayn oo hadaf iyo go’aan lagu xisaabtamo lahayn.

Halkan ka daawo muuqaalka