Video:-Muxuu ku qoonsaday Maamulka DDSI baraha Bulshada?

Hoogan ku Xigenka Xafiska Nabadgalyada Mamulka iyo DDS Cabdulahi Maxamed Cabdi oo ka hadlay fa’iidoyinka iyo khasara ay ledhay isticmalka Barha bulshdu Waxuuna Fariin u diray dadka sida qaldan u isticmala Socail Mediaha Sido kale waxa kula dardarmay in dhanka wanagsan loo isticmalo dahanka kale bulshda deeganka ayu kula dar darmay in ay si xoojiyan ka taxadarista Covid19.