Wadada Gaalkacyo-Garowe oo weli burbursan

Wadadan Gaalkacyo-Garowe ceebteeda taariikhda gashay waxaa iska leh Gaas-ka degan Gurigii uu ka dhistay lacagtii uu ka musuqmaasuqay dhismaheeda ee Garowe.

Gaas markii laga soo tago Aduunyada kale waxa uu ka dhistay oo dhaqaalihii shacabka Puntland uu ku maalgashtay Garowe laba Guri midna ganacsi yahay midna Deegaan,ayuu caawa dhex hurdaa.

Kaaga sii darane waxuu ufadhiyaa in uu weli siyaasada kusii matalo oo masiirkooda sii kufsado shacabka uu sidaas Wadooyinkoodii udayacay.

Hadii damiir jiro beri labadaa Guri hala hor dhoobto oo sharcigu ha qabto hana loo xaraasho Wadada dhismaheeda.

Gaas waa danayste aad udanqasho xun oo aan waxba xeerin markay timaado sida uu uka yeelay Wadadaas.

Deni eeda uu ku leeyahay Wadadan waa in uusan ilaa iyo maanta xal ukeenin kana daba tagin fashilkii dhacay ilayn isagaa u dhaartay Gaas kadib.

Jibril Qoobey.