Video:-Aadan Bare Ducaale oo markale ku guulaystay hogaamiyaha aqlabiyada

Aadan Barre Ducaale awooda sadexaad ee Kenya,ayaa lagu tilmaamaa markale waxuu ku guulaystay hogaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka.

Halkan ka daawo muuqaalka