Video:-60-sano kadib Madowga Maraykanku ma gaareen yoolkoodii?

Madowga Maraykanku waxay ilaa maanta harjad ugu jiraan siday uheli lahaayeen Cadaalad iyo Shaqo.

kulan haldoorka Madowga Maraykanku iskugu yimaado oo arinkaas aad loogu jeexjeexay,ayaa lagu soo bandhigay waxa hortaagan Dadka Madow.

Inkastoo Aqalka cad uu Wiil Madow Madaxweyne ka noqday hadana taasi ma noqon mid wax ka tartay dhibkii gaarka ay utirsanayeen dadka Madow.

Halkan ka daawo muuqaalka