Video:-Dhamaan Askartii ka qayb qaadatay dilkii Ninka Madow oo la xiray

Askarigii Dilka ugaysatay George Floyd oo ahaa Nin Madoow,ayaa la soo tagayaa Maxkamad 8-da bishan,iyadoo loo cuskanayo heerka labaad oo ah dil bareer ah.

Sidoo kale 3-dii Askari ee caawinaysay,ayaa lasoo xiray Dacwadana lagu soo oogay.

Sidaa waxaa xaqiijiyay Keith Ellison oo ah xeer ilaaliyaha Gobolka MN oo Dacwada hada la wareegay,kadib markii Xeer-ilaaliyihii hore lagu qanci waayay Dacwad soo oogistiisii.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158350291956878&id=742346877