Video:-Hooyo dulman”Maxamuud Shiddo,ayaa idulmiyay”

Maxamuud Shiddo waa Ninkaas Hooyadaas dayacan ee awooda yar dulmiyay!!!

Wiilkiisaa Ilmo ku raray hadana ku dayacay oo ku kibray markay u ergootay Maxamuud Shiddo dulmi kasii weyn midkii Wiilkiisu sameeyay,ayuu kula kacay.

Gudiga gurmadka Qardho waa in ay ka gurmadaan cabashadan lafa garaaca ah ee Hooyadan.

Ururada siyaasada ee Puntland si gaar ah tixgalin ha usiiyaan Hooyadan dulmigeeda aan ku koobnayn Baahi Wax la’aaneed.

Haldoorka Puntland ee dibada iyo gudaha haloo kaco Hooyadaas.

Saxaafadu ha u istaagto oo hagarab gasho Hooyadaas.

Hooyadaas dulman amaankeeda si gaar ah haloo ilaaliyo madaama ay Maxamuud Shido eed ka tirsanayso.

Halkan ka daawo muuqaalka