Video:-W.Arimaha Gudaha Jabuti oo uhanjabay shacabka

Kacdoon shacab oo ka dhashay muuqaal uu soo duubay Nin ka tirsanaa Ciidanka jabuti oo Dowladu ku xirtay meel musqul ah aadna ay uga muuqatay caafimaad daro iyo silic nololeed,ayaa ka dhacay dalka Jabuti maalmihii lasoo dhaafay.

Maanta waxaa hadlay Wasiirka Arimaha gudaha oo meeshii ay ahayd in shacabka la dajiyo khaladka binidaanatinimo ee Askariga xuquuqdiisa aas-aasiga ah laga galayna Dowladu ka garowdo,ayuu Wasiirku hanjabaad iyo digniin udiray shacabka

Talaabo kale oo muujinaysa digtatooriyada Ismaaciil Cumar Geelle,ayuu lagu tilmaami karaa hadalka wasiirka Arimaha gudaha.

Halkan ka daawo muuqaalka