Video:-Sacad iyo Leelkase oo Shir uga furmay Bandiiredley

Bandiiradley waxaa ka furmay Shir lagu heshiisiinayo beelaha Sacad iyo Leelkase.

Shirka waxaa soo abaabulay Puntland iyo Galmudug.

Halkan ka daawo muuqaalka