Warqad hab qoraalkeedu hooseeyo oo Puntland udirtay Imaaraadka Carabta

Warqadan oo loo diray Dowlada Imaaraadka Carabta si looga mahadceliyo garab istaageedii dhanka dawada ee Corona Virus,ayaa umuuqata mid hab qoraalkeedu aad uliito.

Uma qalanto in ay kasoo baxdo Madaxtooyo Maamul Puntland oo kale ah loona diro Jamhuuriyad maqaan leh oo Sxb-ah.

Mahan markii ugu horaysay oo Madaxtooyada Puntland ay kasoo baxaan warqado bahdil ku ah Dowladnimadeeda 21-jirsatay.

Tani waa mid muujinaysa sida qaybta warfaafinta Madaxtooyada Deni hogaaminayo uhoosayso.

Fashilkii labaad oo soo wajahay Warfaafinta Madaxtooyada markii lagu daro khudbadii Madaxweynaha ee ZOOM-ka kula qaatay beesha caalamka

Halkan ka akhriso warqada