Madaxii laanta Socdaalka ee Degmada Goldogob oo lasoo xiray

Goldogob waxaa laga soo qabtay madaxii laanta socdaalka Somaliya M.Shucayb.

Sida xoguhu igu soo gaarayaan Shucayb waxaa bixiyay xogta lagu soo qabtay madaxii Sahanka,Sirdoonka iyo Qaraxyada Alshabaab ee maalin ka hor gacanta lagu dhigay.

Laamaha amaanka waxay wadaan hawlgalo xoog leh oo ilaa iyo hada guulo la taaban karo laga gaaray.