Video:-Booliska Gaalkacyo oo ka warbixiyay hawlgalada ay wadajirka uwadaan

Hawlgal wada jir ah oo loogu magac darey (Joint Operation),ayaa si wadajir ah,waxaa Gaalkacyo uga sameeyey Ciidamada PSF, PISA DANAB iyo Booliska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Waxaan sii xoojin doonaa wada shaqeynta laamaha amniga,iyagoo iskaa shanaya ciidamada 2-da dhinac ee Puntland iyo Galmudug”Sidaa waxaa yiri Taliska Qaybta Booliska.

Shir jaraa’id oo wadajir ay uqabteen Talisyada Booliska labada Maamul,ayay kaga warbixiyeen hawlgalkaas iyo kuwii ka horeeyayba,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka