Video:-C.C.Warsame’Farmaajo kama faa’idaysan fursadisii ugu danbaysay”

“Madaxweynuhu talo soo jeedinteenii wuu diiday. Fursad ayuu iska lumiyey, dalkana ka lumiyey, talada Soomaali u taala waa in ay wadashi qaran oo dalka lagu badbaadiyo isugu yimaadaan”Sidaa waxaa yiri C.C Warsame.

Halkan ka daawo muuqaalka