Video:-Laamiga Nabada Gaalkacyo oo gaba-gaba ku dhow

Dhismaha laamiga “Nabadda iyo Is-dhexgalka” magaalada Gaalkacyo ayaa gabo gabo maraya, waxaana gacanta ku haysa Shirkadda Kebarco.Laamigaan oo loo dhisayo si tayo leh,ayaa isku xiraya waqooyiga iyo koonfurta magaalada Gaalkacyo oo ay kala maamulaan Puntland iyo Galmudug.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka