Cabdi-xaashi halyeey taariikhda galay

Nin weyn baa udhuuntay Nabar iyo Naxdin!!

Cabdixaashi Wadani lagu halayn karo qaranimada dalka.

Isagoo ay Nabar iyo Naxdin la daba taagan yihiin lacag,ayuu iska diiday kana door biday badbaadinta dalka xiligan adag.

Go’aankii kasoo baxay waxuu soo afjaray qorshihii guracnaa ee Farmaajo,waxuuna dalka uweeciyay Wadadii saxda ahayd.

Guud ahaan Umada Somaliyed ee ka niyad jabsanayd hogaaminta Farmaajo kana walwalsanayd xaalka dalku marayo,,ayuu ufuray hadalka una noqday naruuro niyadoodii dib usoo noolaysay.

Go’aankiisii bogaadin,ayuu ka helay Umada Somaliyed iyo beesha caalamka.

Cabdixaashi halyeey culus oo taariikhda galay.

Jibril Qoobey.