M-xigeenka Somali State oo la magacaabay

Madaxweyne Xigeenka cusub ee Somali State Jigjiga.

M-xigeenka Ibraahim waxuu buuxinaya booskii Aadan Faarax M-xigeenkii Deegaanka Somalida oo hada noqday Afhayeenka Aqalka-sare ee Dowlada Fadaraalka Itoobiya.

M-xigeenka cusub waxay siyaasad ahaan isku aragti dhow yihiin Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo isbahaysigiisa heer Fadaraal ee RW Abiy.