Shan Qodob oo la sheegay in ay kasoo baxeen Shirkii Jabuti

Shan qodob,ayaa saxaafada la siiyay looguna talagalay wado fur si aan loo oran kulankii 3-bari socday ee la buun-buunshay waa fashilmay.

  1. Xeer hagaya wadahadallada mustaqbalka
  2. Dhisida kalsoonida
  3. Hirgelinta heshiisyadii hore
  4. Sedex guddi hoosaad oo kala ah

B. Gargaarka, maalgashiga
T.Hawada hawada
J.Amniga,ayaa kulmi doona 15-maalmood

5.Guddiga wadajirka ah ee Wasiirada oo kulmi doonaa 45-maalmood.

Kulankii kan ka horeeyay ee Dowlada Turkigu martigalisay waxaa kasoo qodobo la taaban karay oo kuwaan ka macno badnaa.

Marka la bar-bar dhigo shirarkii hore kulankan Jabuti,waxaa la oran karaa wuxuu noqday mid fashilmay.

Jibril Qoobey.