Video:-Baarlamaanka Puntland oo ku guda jira fadhigoodii 46-aad

Fadhiga 46-aad,ayuu ku guda jiraa Baarlamaanka Dowlada Puntland.Arimo xasaasiya oo ay ka mid yihiin uyeerida Madaxweynaha iyo M-xigeenka,ayay ka doodeen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka