Madaxweyne Deni gaaray Qardho

Madaxweyne Deni waxuu kusii jeedaa Qardho oo ay tababar iyo isku dhaf Ciidan oo gaaraya ilaa 900-Askari ay ka dhici doonto.

Dib uhabaynta Ciidan ee socota haday sida ay tahay u hirgasho taariikhda ayay Deni ugeli doontaa.

Puntland waxay ka liigaysaa Dowladnimadeedu 21-sano kadib Ciidamada Daraawiishta,Booliska iyo sirdoonka oo habacsanaan xoog leh ay ka jirto.

Jibril Qoobey.