Video:-Ciidamadii D.Fadaraalka oo gadooday qabsadayna Muqdisho

Ciidamadan,ayaa ah qaybta 27-aad ee fadhiyay Muqdisho ilaa Matabaa.

Ciidamadu waxay sheeganayaan mushahaar la’aan gaaraysa 2-sano.

Halkan ka daawo muuqaalka