Aadan Barre Ducaale oo xilkii laga xayuubiyay

Somalida Kenya kuma jiro siyaasi gaaray halka uu kasoo laangoostay Aadan Barre.

Weli waa Xildhibaan mustaqbalka dhow waxuu kasoo dhex muuqan doonaa awoodaha kale ee Dowlada Kenya sida xogaha muhiimka ah sheegayaan.

Aadan Barre waa siyaasi fahan badan,karti badan leh calaamado hogaamineed oo dabiiciya.

Somalida Kenya maleh siyaasi ka miisaan culus xiligan.

Aadan isku dayo dhawra oo la qorsheeyay in xilka looga qaado,ayuu si xirfad leh iskaga difaacay,balse ugu danbayn waa lumiyay kursigii 3-aad ee ugu awooda badnaa Kenya.

Jibril Qoobey.