Akhriso:-Ajandaha kulanka Madaxda Qaranka ee Maanta

Kulanka maanta ee Madaxda Qaranka 11:AM ayuu qabsoomayaa…

Agenda:

  1. Salaan iyo iswareysi
  2. Heshiis wakhti shir la isugu yimaado

Dowlad Goboleedyada waxay rabaan in Agendaha lagu daro:

  1. Joojinta Doodda Baarlamanka ee Degaameynta kuraasta. Loona daayo sidii ay ahaayeen 2016
  2. Sharciga Doorashooyinka oo dib u eegis lagu sameeyo.

Jibril Qoobey.