Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay waxgaradka Qardho

Madaxweyne Deni ayaa galabta kulan gaar ah la yeeshay Maamulka Gobolka Karkaar, Kan degmada Qardho, Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Karkaar.

Waxaa laga wada-hadlay arimaha Amnigga, Horumarka iyo sidii biyaha magaalada dhibaateeye looga xiri lahaa, Kulanka waxaa madaxweynaha ku weheliyay Xildhibaano, Siyaasiyiin, Madax hore iyo Masuuliyiin kale.