Jubaland oo ka digtay ansixinta Xeerarka Baarlamaanka horyaala

Dowlada Jubbaland,ayaa soo jeedinaysa in aan la meel marin sharciyo iyo xeerar aan waafaqsanayn Dastuurka Dalka isla markaana heshiis ayna ka gaarin Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Soo jeedinta Jubaland waxay daba socotaa mid ka mid ah qodobadii labada ahaa ee laysku raacay kulankii Whatsap-ka,balse ilaa iyo hada uusan fulin Madaxweynaha Fadaraalka oo si gaar ah ubalanqaaday.

Qodobkaas,ayaa keeni kara haduusan fulin fashil ku yimaada casuumada uu fidiyay Madaxweynaha Fadaraalka ee Muqdisho iyo 5-ta bisha.

Jibril Qoobey.