Talyihii Ciidamada Lugta oo xilkii laga qaaday

Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda, isagoona laga qaaday xilka Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Amiin Cali oo isaguna hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Badda ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Lugta.

Jibril Qoobey.