Ciidamo ukala ruqaansaday fariisimahoodii

Guutooyinkii tababarku ugu soo dhamaadeen Dugsiga tababarka Xorgoble Qardho,ayaa ukala ruqaansaday fariisimihii loo qorsheeyay maanta.