Cutubyo cusub oo tababar loo furay

Cutubyo cusub oo ka mid ah Ciidamada sida Milatarigii utababaran ee Birmadka Booliska Puntland,,ayaa tababar loogu furay Dugsiga Xorgoble Qardho.

Dib utayaynta qaybaha kala duwan ee Ciidamada mug leh ayay uga socotaa guud ahaan Puntland .

Jibril Qoobey