Video:-26-ka June maalinta Xoriyada Somaliyed

26-ka June waxaa lagu tilmaami karaa maalintii Xoriyada iyo karaamada Qofka Somaliyed ay dhalatay.

18-ka May lama ag dhigi karo sababtoo ah waa maalin beel caraysan ay astaysatay.

Muuqaalkan waxuu muujinayaa in Calankii la saaray habeenkaas uu ahaa kan Buluuga ah Xidigta 5-ta ahna wata ee Cawaale.

Waxuu meesha ka saarayaa in uu jiray Calan kale oo habeenkaas la saaray iyo wax la yiraahdo Jamhuuriyada Somaliland oo la aqoonsaday,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka