Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ooo kulmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafti uu hoggaaminayo.