Xaliimo yareey oo laga yaabo in aysan Baarlamaanka hor imaan

Waxay ubadan tahay in Xaliimo Yarey aysan baarlamaanka beri hor imaan oo dib loogu dhigo kulankeeda ilaa sadexda bisha danbe.

inkastoo Xildhibaanada fariimaha loo diray uu ku jiro ajandaha qorshaysan ee laga doodayo imaanshaha Xaliimo Yareey.

Baarlamaanka,ayaa laga baqsan yahay in uu gacmaha iskula tago maalinka beri ah waxaana aad ukacsan jawigiisa.

Jibril Qoobey