Gudiga doorashada Fadaraalka oo loogu baaqay in ay iscasilaan

Hadda ka hor,ayaa hoggaamiye reer Falastiin ah waxaa la waydiiyey khudbadii George Bush ee uu Falastiin iyo Israa’iil uga hadlay ma dhagaystay.

Wuxuu ku jawaabay maya..

Sababtoo ah, iyadoo afka Yuhuuda ku baxaysa,ayaan Netanyahu toddobaad ka hor ka dhagaystay.

Inaguna waxaan leenahay in khudbada Guddiga Doorashooyinka ay muddo kordhin ku soo idlaanayso horaan u ogayn.

Mar haddii masuuliyadii loo igmaday ay ka soo bixi waayeen, hal wado ayaa GMDQ u furan, intii ay dalka qalalaase gelin lahaayeen, in ay is casilaan”sidaa waxaa yiri C.C.Warsame.

Halkan ka akhriso warka